 Isgaadhsiintii gobolka Sool ee xayirneyd muddada ayaa maanta si rasmi ah loo fasaxey, waxaaana bilowdey in ay dadku si caadi ah u wada xidhiidhaan.
|
Dhallinyaradii lagu xidhey mudharaadkii Laascaanood oo la sii daayay 55 |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Monday, 08 February 2010 |
|
Shan iyo konton dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dhalinyaradii lagu soo qabtey mudahraadkii laascaanood ayaa laga sii daayay xabsiga degmada Ceynabo, waxaana la geeyay magaalada Laascaanood.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Isu soo bax ka dhacey Laasacaanood markii la xidhey macallimiin |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Saturday, 06 February 2010 |
Laascaanood(Hormoodnews) Mudaharaad rabshado wata ayaa ka dhacey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.Mudaharaadkan ayaa yimi markii ciidanka ammaanku qabteen macallimiin madarasadaha wax ka dhiga oo
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Qarax hal qof ku dhintey oo ka dhacey Laascaanood |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Thursday, 04 February 2010 |
Laascaanood(Hormoodnews) Hal qof ayaa ku dhintey qarax xooggan oo xaley ka dhacey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.Lama aqooonsan sida qaraxu u dhacey iyo qofka ku dhintey isaga oo qaraxu aad u jarjarey jidhkiisii darteed.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Kulamo Wasiirka khaarajiga Somaliland ku yeeshey Addisababa |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Wednesday, 03 February 2010 |
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa la kulmay shalay Amb. Johne Carson oo ah Assistant
Secretary of State iyo Wefdigii uu hogaaminayay ee ka soo qayb galay
Shirka African Union.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Madaweyne Rayaale oo hambalyeeyay maalinta aasaaska ciidanka Somaliland |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Tuesday, 02 February 2010 |
Hargaysa(hormoodnews)Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxaa uu Hambalyo u dirayaa dhamaan Ciidamada Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Xaasaskoodaba, isaga
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Golaha guurtida oo cod aqlabiyad ah ku hor istaagey iscasilaadii guddoomiyekuxigeenka koowaad |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Monday, 01 February 2010 |
Hargaysa(Hormoodnews)Mudaneyaasha Golaha guurtida Somaliland ayaa cod aqlabiyad maanta ku hor joogsadey iscasilaadii guddoomiyekuxigeenka koowaad Sh Axmed SH.Nuux uu dorraad u soo gudbiyay guurtida.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Guddoomiyaha Kulmiye oo si weyn Hargeysa loogu soo dhaweeyay |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Sunday, 31 January 2010 |
Hargaysa (Hormoodnews) Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaayo ayaa maanta Hargeysa si weyn loogu soo dhaweeeyaykadib markii uu ka soo laabtey socdaal uu ku soo marey Mareykanka iyo dalal kale.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Guddoomiyekuxigeenkii Koowaad ee Guurtida oo is casiley |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Saturday, 30 January 2010 |
|
Guddoomiyekuxigeenkii koowaad ee golaha guurtida Sheekh Axmed Sheekh Nuux ayaa iska casiley xilkii guddoomiyenimo iyo xubinnimadii guurtida. Sh. Nuux oo warqad qoraal ah
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Badhasaabkii Sool oo qarax ku dhaawacmey |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Thursday, 28 January 2010 |
Qarax ka dhacey magaalada Laascaanood ayaa waxa ku dhintey hal qof, waxaana ku dhaawacmey shan kale oo uu ku jiro Guddoomiyihii gobolka Sool Faarax Askar.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Laascaanood: Qarax miino oo lagu diley laba askari oo booliis ah |
|
News
|
|
Written by hormoonews
|
|
Monday, 25 January 2010 |
Laascaanood(Hormoodnews)Laba askari ayaa geeriyoodey, saddex kalena waxa gaadhey dhaawacyo kadib markii lagu qarxiyay miino rimood lala soo beegsadey magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Deeq lacageed oo la Gudoonsiiyay Dadka qaba Xanuunka Dhimirka |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Monday, 25 January 2010 |
Masuuliyiinta cusbitaalka dhimirka ee magaalada Burco ayaaa maanta deeq lacageed gudoonsiiyay dadka qadarka alle ku habsaday ee qaba xanuunka dhimirka .dadka la gudoonsiiyay deeqdan lacagta ah ayaa iyaga Noocoodu ahaa dadka xanuunkoodu aadka u daran yahay ee ku nool magaalada Burco ee xarunta gobolka Tog dheer.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Shirgudddoonka guurtida oo albaabada isku xidhey |
|
News
|
|
Written by hormoodnews
|
|
Sunday, 17 January 2010 |
hargaysa(Hormoodnews) Jidka hormara xarunta guurtida ayaa xidhnaa maalintii labaad ,iyada oo ciidamo ay ku sugnaayeen ka horjoogsanaya gaadiidka mari jirey waddadaasi hal bowlaha ah.
|
|
Halkan Riix...
|
|
| << Start < Prev 1 2 Next > End >>
|
|
Opinions
 Meel
kasta oo ay xummadda iyo xaraaradduba gaadheen, habeenkii Jimcaha
hoos-u-dhaceedii ayaa bilaabmay. Ma hoos-u-dhac iyo baad tidhi oo aad
aammustay.
 Xaajib Mansuur wuxuu ahaa madaxdii ugu magaca waynayd ee soo marta dawladdii Andulus magaciisa caadigii waxa weeye Mohamed bin abii Caamir noloshiisii hore wuxuu la noolaa laba nin oo dameer layaal ah{dameeraha dhaqa} isaga iyo labadaa ninba waxay ka shaqayn jireen arrimaha dameeraha iyo xanaanaynto... Sida caadiga ah wadan kastaaba waxaa uu leeyahay dhaqan iyo caado u gaara oo uu ku faano oo aan marnaba laga dul talaabsan Karin .
News In English
A Cambodian-flagged cargo ship that was reported to have been seized by Somali pirates is held by a local court in northwestern Somalia, an official statement said Saturday.

Saudi Arabia has lifted a ban on the import of livestock from Somalia imposed nine years ago to prevent the spread of Rift Valley fever.
 There was more positive news coming out of Somaliland this week. It is to be recalled that a short while ago, the political situation in Somaliland was a source of great concern.
 Every fourth human being living on earth is a Muslim, a report from the department of religion of the US-based Pew Research Center said.
 Iran's elite Revolutionary Guards will hold missile defense exercises over several days starting on Sunday to boost the Islamic Republic's deterrence capability, Iranian media reported.
|
|