Image
Hargeysa (hor)Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Md. Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje) iyo Masuuliyiinta dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa shacbiga ku dhaqan  Caasimada degmooyinka gobolka ugu baaqay inay si balaadhan uga qeyb qaataan olalaha nadaafada qaranka ee Madaxweyne Siilaanyo Iclaam...
Golaha Guurtida Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel-mariyey Muddo Kordhinta Golaha Barlamaanka [G
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Wednesday, 08 September 2010
Hargeysa(Hor):-Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta faadhi aan caadi ahayn  cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey muddo kordhinta labada Gole Baarlamaan ee Somaliland [Guurtida Iyo
Halkan Riix...
 
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Ku Tilmaamay Muddo Kordhinta G. Guurtidu Qalinka Ku Duugtay Mid Lag
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Wednesday, 08 September 2010
Hargeysa(Hor):-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa shaaca ka qaaday inaanay aqbali doonin muddo kordhinta Golaha Guurtidu u sameysay Golaha Baarlamaanka Somaliland [Guurtida iyo
Halkan Riix...
 
Ololihii Maalinta Nadaafada Qaranka Ee Uu Ku Baaqay Madaxweyne Silanaayo Oo Maanta Ka Qabsoomay da
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Sunday, 05 September 2010

Hargeysa (hor)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Silaanyo], ayaa saaka dadweynaha caasimada Hargeysa kala qayb-galay maalinta nadaafada Qaranka oo uu hore u shaaciyey.

Halkan Riix...
 
“Xukuumad Aan Wargeys Lahayni Waa Nasiib Xumo Ee Waanu Ka Hawl Galaynaa Arrintaasi Madaxweynahana Wa
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Sunday, 05 September 2010
Hargeysa (Hor)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo uu weheliyay Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Md. Axmed Cumar X. Cabdilaahi
Halkan Riix...
 
Burco : Dad loo qabqabtay in ay xidhiidh la leeyihiin alshabaab
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Sunday, 05 September 2010

Burco (hor) Magaalada Burco waxa saaka illa xalay hawlgalo ay ciidanka Bileyska Gobolku sameeyeen lagu qabqabtay 8 Nin oo lagu tuhusanyahay inay xidhiidh la leeyihiin kooxaha konfurta somaliya ka dagaalama ee AL-SHABAB, 8da nin oo hadda ku jira xabsiga dhexe ee magaalada Burco ayaa la sheegay in Baadhitaanka ka dib la sheegi doono wixii lagu helay arrikoodana ay hadda gacanta ku hayaan CID du.

Halkan Riix...
 
Shaxda Muddaynta Doorashooyinka, iyo Talada In Mudo Laba Sano ah Loo Kordhiyo Labada Gole ee Baarlam
News
Written by hormoodnews   
Friday, 03 September 2010
Kooxda Aqoonyahanka Madaxa-banaan: Toobiyaha Doorashooyinka Hadhsan iyo Diiwaangelintqa Ururrada Siyaasiga ah
Halkan Riix...
 
Masuul ka cudur daartay xilkii loo magacaabay
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Friday, 03 September 2010

ImageHargeysa (Hor)Guddoomiyihii Ha´yada cusub ee Diiwaanka Sakadda Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar, ayaa shalay qoraal uu u gudbiyay Madaxtooyada Somaliland waxa uu kaga cudur-daartay xilkii Ha´yadan ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacaabay dhawaan.

Halkan Riix...
 
Xoghayaha Cusub ee Dawlada Hoose ee Hargaysa oo xilkii la wareegey
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Friday, 03 September 2010
XoghayHargeysa(hor)- Xoghayaha cusub ee dawlada hoose ee hargaysa oo maanta xilkii si rasmiha uga la wareegay xoghayihii hore xafladan xil wareejinta aya ka dhacday hoolka shirarka
Halkan Riix...
 
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland oo Beeniyay War ku soo baxay wargeyska Haatuf
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Thursday, 02 September 2010
Hargeysa (HOR)-Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa beeniyay war ku soo baxay Wargeyska Haatuf ee ka soo baxa Hargeysa, oo sheegayay
Halkan Riix...
 
Taliyihii Jeelka Laascaanood Oo Ay Dablay Hubaysani CaawaToogasho Ku Dileen
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Wednesday, 01 September 2010
Hargeysa (Hor) Alle ha u naxariistii taliyihii jeelka laascaanood Marxuum Cabdi Ciise ayaa goor dhaweyd dil toogasho ah lagu dilay
Halkan Riix...
 
Kulan Xasaasi ah oo Lagaga Arrinsanayay Caqabadaha ku Gudban Qabsoomidda Doorashooyinka Guurtida iyo
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Tuesday, 31 August 2010
Hargrysa (Hor)    Kulan ay gelinki hore ee maanta ku yeesheen guriga Madaxweyne Silaanyo hoggaamiyayaasha saddexda xisbi qaran, Komishanka Doorashada iyo Shirguddoonnada
Halkan Riix...
 
Suxufi ku geeriyooday magaalada Hargeysa
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Tuesday, 31 August 2010
Hargeysa (Hor)- Alle ha u naxariistee waxa maanta duhurkii ku geeriyooday magaalada Hargeysa  Marxuum- Muuse Maxamuud Axmed ( Muuse Ilkacase), oo ka mid ahaa Suxufiyiinta Wasaarada Warfaafinta Somaliland, gaar ahaan Wargeyska Maandeeq
Halkan Riix...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 Next > End >>

Opinions

Qiiro ayuu af kastaa leeyahay. Waa qiiro weyn oo dadka qaarkii murugo ku beerta marka ay arkaan garwaaqsi ahaan gefafka, gawl gawlka iyo xadgudubyada dadka qaar afkaas ka gelayaan marka ay ku hadlayaan, gaar ahaanna marka ay wax ku qorayaan.
Maalinta, Axad 12/07/2010 ayaa markii ugu horraysay, Maxkamadda Sare ku dhawaaqaysaa garsoor xor iyo xalaal ah. Go’aanka Maxkamadda Sare waxaa lagu ansaxin doonaa natiijada doorashadii dalka ka
REDSEA-ONLINE.COM iyo Kayd Somali Art and Culture, iyagoo ka duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan waxkasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigaalka, fidinta hiddaha
Image Anigoo ah suxufi madaxbanaan islamarkaana arday ka ah jamacadda Hargeisa waxaa igu dhalatay inaan si qoto dheer u baadho waxqabada maamulka cusub ee jamacadda kuwaa soo hada xilka hayay mudo laga joogo hal sano iyo afar bilood kadib markii aan arkay dad iska indho tiraaya waxyaabo badan oo...
 Sida caadiga ah wadan kastaaba waxaa uu leeyahay dhaqan iyo caado u gaara oo uu ku faano oo aan marnaba laga dul talaabsan Karin . 

News In English

The breakaway region of Somaliland has a new president since July 27, 2010. Ahmed Mohamed Mohamud Silaanyo is the fourth president to be sworn in and is herald to Somaliland’s idea of
The recent peaceful, free and fair presidential elections in the breakaway region of Somaliland underline the importance of reconsidering Somaliland's desire for official re-recognition as a sovereign independent state,
afrol News - International election observers hail the "free and fair" presidential election in Somaliland, where the opposition won.
By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 1 day ago, HARGEISA— An opposition candidate won the presidential vote held in the self-declared republic of Somaliland last weekend, election officials said Thursday.
HARGEISA, Somalia — Voters in Somaliland queued for hours and thronged polling stations Saturday for the second presidential election held in the self-declared republic, in a peaceful exercise in governance not seen for decades in the country's anarchic south.

Somali News