Wararkii ugu Danbeeyey
Ololihii Maalinta Nadaafada Qaranka Ee Uu Ku Baaqay Madaxweyne Silanaayo Oo Maanta Ka Qabsoomay da Print E-mail
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Sunday, 05 September 2010

Hargeysa (hor)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Silaanyo], ayaa saaka dadweynaha caasimada Hargeysa kala qayb-galay maalinta nadaafada Qaranka oo uu hore u shaaciyey.

Halkan Riix...
 
“Xukuumad Aan Wargeys Lahayni Waa Nasiib Xumo Ee Waanu Ka Hawl Galaynaa Arrintaasi Madaxweynahana Wa Print E-mail
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Sunday, 05 September 2010
Hargeysa (Hor)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo uu weheliyay Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Md. Axmed Cumar X. Cabdilaahi
Halkan Riix...
 
Burco : Dad loo qabqabtay in ay xidhiidh la leeyihiin alshabaab Print E-mail
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Sunday, 05 September 2010

Burco (hor) Magaalada Burco waxa saaka illa xalay hawlgalo ay ciidanka Bileyska Gobolku sameeyeen lagu qabqabtay 8 Nin oo lagu tuhusanyahay inay xidhiidh la leeyihiin kooxaha konfurta somaliya ka dagaalama ee AL-SHABAB, 8da nin oo hadda ku jira xabsiga dhexe ee magaalada Burco ayaa la sheegay in Baadhitaanka ka dib la sheegi doono wixii lagu helay arrikoodana ay hadda gacanta ku hayaan CID du.

Halkan Riix...
 
Shaxda Muddaynta Doorashooyinka, iyo Talada In Mudo Laba Sano ah Loo Kordhiyo Labada Gole ee Baarlam Print E-mail
Written by hormoodnews   
Friday, 03 September 2010
Kooxda Aqoonyahanka Madaxa-banaan: Toobiyaha Doorashooyinka Hadhsan iyo Diiwaangelintqa Ururrada Siyaasiga ah
Halkan Riix...
 
Masuul ka cudur daartay xilkii loo magacaabay Print E-mail
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Friday, 03 September 2010

ImageHargeysa (Hor)Guddoomiyihii Ha´yada cusub ee Diiwaanka Sakadda Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar, ayaa shalay qoraal uu u gudbiyay Madaxtooyada Somaliland waxa uu kaga cudur-daartay xilkii Ha´yadan ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacaabay dhawaan.

Halkan Riix...
 
Xoghayaha Cusub ee Dawlada Hoose ee Hargaysa oo xilkii la wareegey Print E-mail
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Friday, 03 September 2010
XoghayHargeysa(hor)- Xoghayaha cusub ee dawlada hoose ee hargaysa oo maanta xilkii si rasmiha uga la wareegay xoghayihii hore xafladan xil wareejinta aya ka dhacday hoolka shirarka
Halkan Riix...
 
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland oo Beeniyay War ku soo baxay wargeyska Haatuf Print E-mail
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Thursday, 02 September 2010
Hargeysa (HOR)-Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa beeniyay war ku soo baxay Wargeyska Haatuf ee ka soo baxa Hargeysa, oo sheegayay
Halkan Riix...
 
Taliyihii Jeelka Laascaanood Oo Ay Dablay Hubaysani CaawaToogasho Ku Dileen Print E-mail
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Wednesday, 01 September 2010
Hargeysa (Hor) Alle ha u naxariistii taliyihii jeelka laascaanood Marxuum Cabdi Ciise ayaa goor dhaweyd dil toogasho ah lagu dilay
Halkan Riix...
 
Kulan Xasaasi ah oo Lagaga Arrinsanayay Caqabadaha ku Gudban Qabsoomidda Doorashooyinka Guurtida iyo Print E-mail
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Tuesday, 31 August 2010
Hargrysa (Hor)    Kulan ay gelinki hore ee maanta ku yeesheen guriga Madaxweyne Silaanyo hoggaamiyayaasha saddexda xisbi qaran, Komishanka Doorashada iyo Shirguddoonnada
Halkan Riix...
 
Suxufi ku geeriyooday magaalada Hargeysa Print E-mail
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Tuesday, 31 August 2010
Hargeysa (Hor)- Alle ha u naxariistee waxa maanta duhurkii ku geeriyooday magaalada Hargeysa  Marxuum- Muuse Maxamuud Axmed ( Muuse Ilkacase), oo ka mid ahaa Suxufiyiinta Wasaarada Warfaafinta Somaliland, gaar ahaan Wargeyska Maandeeq
Halkan Riix...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 1 - 10 of 95