Image
Hargeysa (hor)Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Md. Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje) iyo Masuuliyiinta dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa shacbiga ku dhaqan  Caasimada degmooyinka gobolka ugu baaqay inay si balaadhan uga qeyb qaataan olalaha nadaafada qaranka ee Madaxweyne Siilaanyo Iclaam...
Ciidanka Qaranka oo Gacanta ku Dhigay Laba Nin oo Fulinayay Falal Argagaxiso Print E-mail
Written by hormoodnews   
Tuesday, 01 December 2009
ImageLaascaanood(Hormoodnews)Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa saaka gacanta ku dhigay laba nin oo Argagaxiso ah oo damacsanaa in ay fuliyaan falal argagaxiso iyo hubkoodii ay wax ku qarxinayeen. Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Laascaanood , ayaa saaka ugu daatay labada nin ee argagaxisada guryahooda, ugu danbayntiina waxa ay gacanta ku dhigeen labadii nin iyo hubkoodii ay wax ku qarxinayeen oo u diyaarsan, waxana ku socda baadhitaan culus.
Source; Somalilandnation

 
< Prev

Opinions

Qiiro ayuu af kastaa leeyahay. Waa qiiro weyn oo dadka qaarkii murugo ku beerta marka ay arkaan garwaaqsi ahaan gefafka, gawl gawlka iyo xadgudubyada dadka qaar afkaas ka gelayaan marka ay ku hadlayaan, gaar ahaanna marka ay wax ku qorayaan.
Maalinta, Axad 12/07/2010 ayaa markii ugu horraysay, Maxkamadda Sare ku dhawaaqaysaa garsoor xor iyo xalaal ah. Go’aanka Maxkamadda Sare waxaa lagu ansaxin doonaa natiijada doorashadii dalka ka
REDSEA-ONLINE.COM iyo Kayd Somali Art and Culture, iyagoo ka duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan waxkasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigaalka, fidinta hiddaha
Image Anigoo ah suxufi madaxbanaan islamarkaana arday ka ah jamacadda Hargeisa waxaa igu dhalatay inaan si qoto dheer u baadho waxqabada maamulka cusub ee jamacadda kuwaa soo hada xilka hayay mudo laga joogo hal sano iyo afar bilood kadib markii aan arkay dad iska indho tiraaya waxyaabo badan oo...
 Sida caadiga ah wadan kastaaba waxaa uu leeyahay dhaqan iyo caado u gaara oo uu ku faano oo aan marnaba laga dul talaabsan Karin . 

News In English

The breakaway region of Somaliland has a new president since July 27, 2010. Ahmed Mohamed Mohamud Silaanyo is the fourth president to be sworn in and is herald to Somaliland’s idea of
The recent peaceful, free and fair presidential elections in the breakaway region of Somaliland underline the importance of reconsidering Somaliland's desire for official re-recognition as a sovereign independent state,
afrol News - International election observers hail the "free and fair" presidential election in Somaliland, where the opposition won.
By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 1 day ago, HARGEISA— An opposition candidate won the presidential vote held in the self-declared republic of Somaliland last weekend, election officials said Thursday.
HARGEISA, Somalia — Voters in Somaliland queued for hours and thronged polling stations Saturday for the second presidential election held in the self-declared republic, in a peaceful exercise in governance not seen for decades in the country's anarchic south.

Somali News