Ciidanka Qaranka oo Gacanta ku Dhigay Laba Nin oo Fulinayay Falal Argagaxiso Print E-mail
Written by hormoodnews   
Tuesday, 01 December 2009
ImageLaascaanood(Hormoodnews)Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa saaka gacanta ku dhigay laba nin oo Argagaxiso ah oo damacsanaa in ay fuliyaan falal argagaxiso iyo hubkoodii ay wax ku qarxinayeen. Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Laascaanood , ayaa saaka ugu daatay labada nin ee argagaxisada guryahooda, ugu danbayntiina waxa ay gacanta ku dhigeen labadii nin iyo hubkoodii ay wax ku qarxinayeen oo u diyaarsan, waxana ku socda baadhitaan culus.
Source; Somalilandnation

 
< Prev