|
Golaha cusub ee wasiirada ee madaxweyne Siilaanyo soo dhisey |
|
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed
|
|
Wednesday, 28 July 2010 |
|
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqey golihiisa wasiirada ee cusub oo ka kooban 20 wasiir iyo 6 wasiirkuxigeen.Magacyada wasiiirada ayaa kala ah
- Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar - Wasiirka Arimaha Dibedda & Xidhiidhka Caalamiga Ah.2- Dr. Maxamed Cabdi Gaboose – Waiirka Arimaha Gudaha.3-Eng. Maxamed Xaashi Cilmi – Wasiirka Maaliyadda.4- Dr. Sacad Cali Shire - Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta.5- Xusseen Axmed Caydiid – Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka.6. Samsam Cabdi Aadan – Wasiirka Waxbarashada &. Tacliinta Sare.7. Dr. Xuseen Axmed Maxamed – Wasiirka Caafimaadka.8. Axmed X. Cali Cadami – Wasiirka Gaashaandhiga.9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed – Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska.10. Dr. Axmed Xaaji Oday – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga.11. Cabdirisaaq Ibraahin maxamed – Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta.12. Prof. Ismaaciil Muumin Aar – Wasiirka Caddaalada & Garsoorka.13. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed – Wasiirka Diinta & Awqaafta.14. Ilhaan Maxamed Jaamac – Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada.15. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan – Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha.16- Dr. Xusseen Cabdi Ducaale – Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta.17- Maxamed Xaashi Madar – Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka.18. Prof. Faarax Cilmi Maxamed – Waiirka Beeraha.19. Maxamuud Xaashi Cabdi – Wasiirka Duulista & Hawada.20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire – Wasiirka Warfaafinta.21. Cali Xaamud jibriil – Wasiir ku Xigeenka waxbarashada & Tacliinta sare.22. Maxamed Yoonis Cawaale – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibeda.23. Cismaan Garaad Soofe – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha.24. Cali Cabdi Saa'iq – Wasiir ku Xigeenka Hawlaha Guud & Gaadiidka.25. Warsame Siciid Cabdi – Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.26. Nimco Xusseen Qawdhan – Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka.
|