Image
Hargeysa (hor)Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Md. Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje) iyo Masuuliyiinta dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa shacbiga ku dhaqan  Caasimada degmooyinka gobolka ugu baaqay inay si balaadhan uga qeyb qaataan olalaha nadaafada qaranka ee Madaxweyne Siilaanyo Iclaam...
Xaflad lagu maamuusayey furitaanka Shirkadda Somcable oo lagu qabtay magaalada Hargeysa
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Monday, 30 August 2010
 Hargesa( Hor)Xaflad balaadhan oo lagu furayey shirkadda Somcabale ee qalabka casriga ah ee is gaadhsiinta ku shaqaynaysa ayaa maanta lagu qabay Hotelka Maansoor ee magaalada
Halkan Riix...
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Eheladii Iyo Shacabka Reer Somaliland-Ba Ka Tacsiyadeeyay Geeridii Naxdinta
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Sunday, 29 August 2010
Hargeysa (hor) Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka reer Somaliland Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum CABDILAAHI ASKAR, oo ka mid ahaa ururkii dib u xoraynta Somaliland.
Halkan Riix...
 
Qaar ka mid Salaadiinta, odey-dhaqameedka iyo ganacsato ka soo jeeda Gobolka Saaxil oo taageeray goa
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Sunday, 29 August 2010
Hargeysa (hor) – Qaar ka mid Salaadiinta, odey-dhaqameedka iyo ganacsato ka soo jeeda Gobolka Saaxil oo habeen hore munaasibad ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa Madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo ku hambalyeeyay talaabada uu shirkada Somcable ugu ogolaaday inay dalka keento isgaadhsiinta bada hoosteeda marta ee fiber optic
Halkan Riix...
 
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Magacaabay Guddida Cisbitaalka Guud ee Hargeisa
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Sunday, 29 August 2010
Hargeysa (hor)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa magaaabay Guddida maamulaysa cusbitaalka guud ee Hargeysa
Halkan Riix...
 
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Xilkii Kala Wareegay Agaasimihii Hore Ee Wasaarada Dib
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Sunday, 29 August 2010
Hargeysa (hor) Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Cabdi Gaboose ayaa maanta xilkii kala wareegay agaasimihii hore ee wasaarada dib u dejinta oo hada noqon doonta waax ka tirsan wasaarada arrimaha gudaha. Agaasimihii hore ee wasaarada dib u dejinta Anwar Maxamed Cige oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in wasaarada dib u dejintu ay tahay meel aad u balaadhan oo ay hoos yimadaan dhamaanba dadka qaxoontiga ah ee dalka ku sugan
Halkan Riix...
 
Dhalinyarada Saddexda Xisbi Qaran Oo Si Mugleh U Taageeray Go’aanka Madaxwayne Siilaanyo Ee Shirkadd
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Saturday, 28 August 2010
Hargeysa-(hor)-Dhalinyarada saddexda xisbi qaran ee Somaliland (KULMIYE, UCID iyo UDUB), ayaa go’aan midaysan ku taageeray tallaabada Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ka qaatay
Halkan Riix...
 
War-saxaafadeed: Madaxweynaha JSL Oo Digreeto uu ku ogolaanayo Maxjarka National Berbera Quarantine
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Friday, 27 August 2010

ImageHargeysa (hor)Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu soo saaray Maanta Digreeto uu ku ogolaanayo Maxjarka National Berbera Quarantine.

Halkan Riix...
 
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Baaqay In Xal Laga Gaadho Caqabadaha Ku Gudban Doorashooy
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Thursday, 26 August 2010

ImageHargeysa (Hor) Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Eng: Ciise Yuusuf Maxamed ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Labada Gole Baarlamaan  [Guurtida

Halkan Riix...
 
Rag Badan oo uu Ka Mid Yahay Cawil Waxay Rabaan Inay Isku Soo Taagaan Guddoomiyenimada UDUB
News
Written by hormoodnews   
Thursday, 26 August 2010

ImageHargaysa (Hormoodnews) Wasiirkii hore ee wasaarada duulista iyo hawada ee xukuumaddii Rayaale, Cali Maxamed Warancade ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in rag uu ka mid yahay Wasiirkii hore ee Maaliyada Xuseen Cali Ducaale (Cawil) uu ka

Halkan Riix...
 
Ciidanka Booliska Boorama Oo Xabsiga Dhigay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka DKM Ee Soomaaliya Qaar
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Wednesday, 25 August 2010
Ciidanka Booliska ee magaalada Boorama, ayaa  Xabsiga u taxaabay Xildhibaan Ka mid ah Baarlamaanka dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Cabdoo Maax Faarax, isla markaana waxa
Halkan Riix...
 
Shil Baabuur oo Laba Qof ku Dhinteen
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Wednesday, 25 August 2010
Hargeysa (Hor)-Shil baabuur oo laba  qof ku dhaawacmeen isla markaana ay ku burbureen hanti badani ayaa caawa ka dhacay Jidka Laamiga ah ee hormara Wasaarada Duulista Hawada ee Magaalada Hargeysa.
Halkan Riix...
 
MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO SI RASMI HA UGU OGOLAADAY SHIRKADA SOMCABLE IN AY KEENTO KAYBALKA BADA HO
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Wednesday, 25 August 2010
Hargeysa (HOR) Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa si rasmi ah shirkada Somcable ugu ogolaaday in ay dalka keento kaybalka bada hoos mara kaas
Halkan Riix...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 Next > End >>

Opinions

Qiiro ayuu af kastaa leeyahay. Waa qiiro weyn oo dadka qaarkii murugo ku beerta marka ay arkaan garwaaqsi ahaan gefafka, gawl gawlka iyo xadgudubyada dadka qaar afkaas ka gelayaan marka ay ku hadlayaan, gaar ahaanna marka ay wax ku qorayaan.
Maalinta, Axad 12/07/2010 ayaa markii ugu horraysay, Maxkamadda Sare ku dhawaaqaysaa garsoor xor iyo xalaal ah. Go’aanka Maxkamadda Sare waxaa lagu ansaxin doonaa natiijada doorashadii dalka ka
REDSEA-ONLINE.COM iyo Kayd Somali Art and Culture, iyagoo ka duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan waxkasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigaalka, fidinta hiddaha
Image Anigoo ah suxufi madaxbanaan islamarkaana arday ka ah jamacadda Hargeisa waxaa igu dhalatay inaan si qoto dheer u baadho waxqabada maamulka cusub ee jamacadda kuwaa soo hada xilka hayay mudo laga joogo hal sano iyo afar bilood kadib markii aan arkay dad iska indho tiraaya waxyaabo badan oo...
 Sida caadiga ah wadan kastaaba waxaa uu leeyahay dhaqan iyo caado u gaara oo uu ku faano oo aan marnaba laga dul talaabsan Karin . 

News In English

The breakaway region of Somaliland has a new president since July 27, 2010. Ahmed Mohamed Mohamud Silaanyo is the fourth president to be sworn in and is herald to Somaliland’s idea of
The recent peaceful, free and fair presidential elections in the breakaway region of Somaliland underline the importance of reconsidering Somaliland's desire for official re-recognition as a sovereign independent state,
afrol News - International election observers hail the "free and fair" presidential election in Somaliland, where the opposition won.
By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 1 day ago, HARGEISA— An opposition candidate won the presidential vote held in the self-declared republic of Somaliland last weekend, election officials said Thursday.
HARGEISA, Somalia — Voters in Somaliland queued for hours and thronged polling stations Saturday for the second presidential election held in the self-declared republic, in a peaceful exercise in governance not seen for decades in the country's anarchic south.

Somali News