
Hargeysa (hor)Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Md. Axmed Cumar X.
Cabdilaahi (Xamarje) iyo Masuuliyiinta dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa shacbiga
ku dhaqan Caasimada degmooyinka gobolka ugu baaqay inay si balaadhan uga
qeyb qaataan olalaha nadaafada qaranka ee Madaxweyne Siilaanyo Iclaam...
|
Ciidanka Booliska Boorama Oo Xabsiga Dhigay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka DKM Ee Soomaaliya Qaar |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Wednesday, 25 August 2010 |
|
Ciidanka Booliska ee magaalada Boorama, ayaa Xabsiga u taxaabay Xildhibaan Ka mid ah Baarlamaanka dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Cabdoo Maax Faarax, isla markaana waxa
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Shil Baabuur oo Laba Qof ku Dhinteen |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Wednesday, 25 August 2010 |
|
Hargeysa (Hor)-Shil baabuur oo laba qof ku dhaawacmeen isla markaana ay ku burbureen hanti badani ayaa caawa ka dhacay Jidka Laamiga ah ee hormara Wasaarada Duulista Hawada ee Magaalada Hargeysa.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO SI RASMI HA UGU OGOLAADAY SHIRKADA SOMCABLE IN AY KEENTO KAYBALKA BADA HO |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Wednesday, 25 August 2010 |
|
Hargeysa (HOR) Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa si rasmi ah shirkada Somcable ugu ogolaaday in ay dalka keento kaybalka bada hoos mara kaas
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Wasiirka xanaada xoolaha iyo deegaanka oo ka hadlay warar sheegaya in ganacsadaha carbeed ee alla ya |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Tuesday, 24 August 2010 |
|
Hargeysa (HOR)- Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Deegaanka Somaliland Md. Axmed Xaashi Oday, ayaa ka hadlay warar sheegaya in Ganacsadaha Carbeed Alla Yaasir uu shuruud ku xidhay dhoofka
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo faahfaahin ka bixiyay qorsheyaashiisa wax qabad ee uu doonayo inuu |
|
News
|
|
Written by warye cabdirashiid axmed maxamed
|
|
Tuesday, 24 August 2010 |
|
Hargeysa (HOR)- Wasiirka Wasaarada Gancsiga, Warshada iyo Dalxiiska Somaliland Md. C/Risaaq Khaliif Axmed, ayaa markii u horraysay ka hadlay qorsheyaashiisa wax qabad ee uu doonayo inuu ku hawl galo
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Maxaweynaha Somaliland Oo La Kulmay Wefti Ka Socday Dawlada Ingiriiska |
|
News
|
|
Written by Cabdrashiid Axmed Maxamed
|
|
Monday, 23 August 2010 |
|
Hargeysa (hor)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud
(Siilaanyo), ayaa Xafiiskiisa ku
Qaabilay Wefti saddex Xubnood ka kooban oo uu hogaaminaayo Safiirka ingiriiska
u fadhiya Addis-Ababa.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
12 Caruura oo uu ku Dhacay Cudurka Shuban Biyoodku Degaanka Qoolcaday |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed
|
|
Monday, 23 August 2010 |
|
Wasiirka caafimaadka Somaliland ayaa xaley sheegay in deegaanka Qool-caday uu xanuunka shuban biyoodku ka dillaacay, oo uu ku dhacey 12 caruur ah, kuwaas oo uu laba ka mida xanuunkaas ay u dhinteen.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Tifatirihii Haatuf Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Asbaabaha ku kalifay in Uu Iska Casilo Xilkii Uu Ka Haya |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Saturday, 21 August 2010 |
|
Hargeysa, (hor) -Tifatirihii wargeyska Haatuf, Maxamed Cismaan Dubbe,ayaa xilkii tifatiranimo iska casilay, taasoo uu ku sababeeyey inay ka dambeysay kaddib markii sida uu sheegay uu mulkiilaha
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Tartankii Quraanka Kariimka Ah Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Caasimada Hargeysa |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Saturday, 21 August 2010 |
|
Hargeysa (hor)- Tartankii Quraanka kariimka ah ee gobolada dalka Somaliland ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay masaajidka Cali-Mataan ee badhtamaha Magaalada Hargeysa waxaana ka qeyb galay 62
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Wasiirka Waxbarashada Somaliland marwo samsam oo sheegtay in ay tacliinta sare u qaadi doonto |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Friday, 20 August 2010 |
|
Hargeysa (HOR)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ka hadashay waxyaabaha ay culayka saarayso ee la xidhiidha horumarinta iyo tayaynta waxbarashada dalka
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
WASIIRKA WARFAAFINTA OO KULAN LA YEESHAY MASUULIYIINTAKALA DUWAN EE WASAARADA |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Thursday, 19 August 2010 |
|
Hargeysa(HOR):-Wasiirka Cusub ee wasaarada Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Jaamac Cismaan [Geel-jire] ayaa maanta Kulan la yeeshay Agaasimayaasha Wasaarada warfaafinta iyo waaxyaheeda kala duwan, kaas oo ka dhacay xarunta Wasaarada
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Tartankii Xifiga Quraanka Kariimka Ah Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Guud Ahaan Somaliland Iyo Jawigii Yi |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Thursday, 19 August 2010 |
|
Hargeysa(Hor):- Tartanka Quraanka Kariimka ah oo Sanadkasta bisha Ramadaan lagu qabto Somaliland ayaa maanta ka furmay Masaajidka Cali-Mataan ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadii Furitaanka tartanka quraanka oo ay ka soo qeybgaleen, culimaa’udiin, qaar ka mid ah xaafidiinta quraanka iyo masuuliyiin kale.
|
|
Halkan Riix...
|
|
| << Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 Next > End >>
|
|
Opinions
Qiiro ayuu af kastaa leeyahay. Waa qiiro weyn oo dadka qaarkii murugo ku beerta marka ay arkaan garwaaqsi ahaan gefafka, gawl gawlka iyo xadgudubyada dadka qaar afkaas ka gelayaan marka ay ku hadlayaan, gaar ahaanna marka ay wax ku qorayaan.
Maalinta, Axad 12/07/2010 ayaa markii ugu horraysay, Maxkamadda Sare ku dhawaaqaysaa garsoor xor iyo xalaal ah. Go’aanka Maxkamadda Sare waxaa lagu ansaxin doonaa natiijada doorashadii dalka ka
REDSEA-ONLINE.COM iyo Kayd Somali Art and Culture, iyagoo ka duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan waxkasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigaalka, fidinta hiddaha

Anigoo ah
suxufi madaxbanaan islamarkaana arday ka ah jamacadda Hargeisa waxaa igu
dhalatay inaan si qoto dheer u baadho waxqabada maamulka cusub ee jamacadda
kuwaa soo hada xilka hayay mudo laga joogo hal sano iyo afar bilood kadib
markii aan arkay dad iska indho tiraaya waxyaabo badan oo... Sida caadiga ah wadan kastaaba waxaa uu leeyahay dhaqan iyo caado u gaara oo uu ku faano oo aan marnaba laga dul talaabsan Karin .
News In English
The breakaway region of Somaliland has a new president since July 27, 2010. Ahmed Mohamed Mohamud Silaanyo is the fourth president to be sworn in and is herald to Somaliland’s idea of
The recent peaceful, free and fair presidential elections in the breakaway region of Somaliland underline the importance of reconsidering Somaliland's desire for official re-recognition as a sovereign independent state,
afrol News - International election observers hail the "free and fair" presidential election in Somaliland, where the opposition won.
By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 1 day ago, HARGEISA— An opposition candidate won the presidential vote held in the self-declared republic of Somaliland last weekend, election officials said Thursday.
HARGEISA, Somalia — Voters in Somaliland queued for hours and thronged polling stations Saturday for the second presidential election held in the self-declared republic, in a peaceful exercise in governance not seen for decades in the country's anarchic south.
|
|