
Hargeysa (hor)Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Md. Axmed Cumar X.
Cabdilaahi (Xamarje) iyo Masuuliyiinta dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa shacbiga
ku dhaqan Caasimada degmooyinka gobolka ugu baaqay inay si balaadhan uga
qeyb qaataan olalaha nadaafada qaranka ee Madaxweyne Siilaanyo Iclaam...
|
MUUSE BIIXI OO LAGU WAREEJIYAY GUDOOMIYANIMADII XISBIGA KULMIYE |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Wednesday, 04 August 2010 |
|
Madaxweynaha
Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta si rasmi ah ugu
wareejiyay xilkii Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad
Md. Muuse Biixi Cabdi, sida hore loogu go’aamiyay shirkii Golaha dhexe ee
xisbigaasi ku yeeshay sanadkii 2009-kii magaalada Burco ee xarunta Gobolka
Togdheer
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Wasiirka Cusub ee Wasaarada Qorshaynta oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed
|
|
Tuesday, 03 August 2010 |
|
Wasiirka cusub ee loomagacaabay Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali shire ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Caafimaadka oo manta xilkii wasaaradaasi si rasmi ah u la Wareegay |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid AXMED Maxamed
|
|
Monday, 02 August 2010 |
|
Wasiirka cusub ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Axmed Maxamed [Xoog], ayaa maanta si rasmiya xilkii ugala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaarada Axmed Xasan Cali [Casoowe]. Xafladda xil-wareeinta oo lagu qabtay machadka tabarbarka caafimaadka ee wasaarada Hargeya, ayaa waxa ka soo qayb-galay Wasiirada xilka la kala wareegayay, agaasimeyaasha Wasaarada
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Maanta Markii ugu Horeysay Qado-sharaf Ku Qaabilay xubnaha Golaha Waki |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed
|
|
Monday, 02 August 2010 |
|
Madaxwaynaha cusub ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo xilka Madaxwayenimo hadda hayay muddo todobaad ka yar ayaa maanta markii ugu horeysay kulan qado ah ku qaabilay Xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ay hogaaminayaan Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Cabdicasiis Samaale.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Warsaxafdeed Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland |
|
News
|
|
Written by Faysal
|
|
Sunday, 01 August 2010 |
|
Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland01/08/2010War-saxaafadeed MadaxtooyadaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne No.004/072010 oo uu ugu magacaabay Gudoomiye cusub Gobolka Awdal.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Golaha cusub ee wasiirada ee madaxweyne Siilaanyo soo dhisey |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed
|
|
Wednesday, 28 July 2010 |
|
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqey golihiisa wasiirada ee cusub oo ka kooban 20 wasiir iyo 6 wasiirkuxigeen.Magacyada wasiiirada ayaa kala ah
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada oo maanta ka warmay Dhul Dan Guud ah oo la La luunsayaayo |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid axmed
|
|
Monday, 26 July 2010 |
- Hargeysa() -Agaasimaha guud ee Arrimaha dhulka ee Dawlada Hoose ee Hargeysa Eng. Xaashi Cumar Cigge, ayaa ka hadlay warar sheegayay in masuuliyiin ka tirsan xukuumada Rayaale ee xilka banaynaysaa ay ku hawlan yihiin inay sharci u samaystaan dhul dan guud ah oo ay hore u qabsadeen
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Maxkamada sare oo ugu dhawaaqdey si rasmi ah natiijadii doorashada madaxtooyada Somaliland |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed
|
|
Sunday, 11 July 2010 |
|
Maxkamada sare ee dastuuriga ah ee somaliland ayaa maanta si rasmi ah u ansixisay natiijadii hordhaca ahayd ee komiishanka doorashooyinka Qaranku horaantii bishan Julay ka soo saareen doorashada Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26/06/2010-ka.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Khudbaddii u horeysey ee Madaxweynaha cusub ee la doortey u jeediyo shacbiga |
|
News
|
|
Written by Hormoodnews
|
|
Friday, 02 July 2010 |
|
Madaxweynaha la doortey Axmed Siilaayo khudbaddii u horeysey ee uu u jeediyo shabiga ayaa aheyd sidan;"Walaalayaal: As salaamu calykum wa raxmatu laahi wa barakaatu.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Warsaxaafadeed Ka soo Baxay Xisbiga UDUB uu ku Eedaynayo Kulmiye Inuu Sameeyey Ku Shubasho Caam ah |
|
News
|
|
Written by Hormoodnews.com
|
|
Thursday, 01 July 2010 |
Hargaysa(Hormoodnews) Warsaxaafadeedkii oo tafatirana waxa uu u qornaa sidan:-Sidaad la wada socotaan Doorasho ayaa dalka ka dhacday, taas oo si nabadgalyo ah inoogu qabsoontay ilaahay baana mahada leh iyo shacbigaS/land.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
CULIMADA SOMALILAND OO SOO SAARAY BAAQ |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid axmed
|
|
Wednesday, 30 June 2010 |
|
“Waxa aan xasuusinaynaa inay lagama maarmaan tahay musharixiintii xisbiyadda tartamay, taageerayaasha xisbiyadda iyo dhammaan shacbi-waynaha Somaliland ee qiimaha leh in la
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Duqa Hargeysa iyo Xildhibaano ka Hadley Dhismaha waddada Sheekh madar oo Kulmiye sheegtey inuu dhiga |
|
News
|
|
Written by Cabdirashiid Axmed
|
|
Friday, 18 June 2010 |
|
Masuuliyiita dawlada hoose ee Hargeysa yaa maanta si kulul uga hadlay wado uu sheegtay inuu dhagax dhigay xisbiga kulmiye, taasi oo ku taala xaafadda sheeekh madar
|
|
Halkan Riix...
|
|
| << Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 Next > End >>
|
|
Opinions
Qiiro ayuu af kastaa leeyahay. Waa qiiro weyn oo dadka qaarkii murugo ku beerta marka ay arkaan garwaaqsi ahaan gefafka, gawl gawlka iyo xadgudubyada dadka qaar afkaas ka gelayaan marka ay ku hadlayaan, gaar ahaanna marka ay wax ku qorayaan.
Maalinta, Axad 12/07/2010 ayaa markii ugu horraysay, Maxkamadda Sare ku dhawaaqaysaa garsoor xor iyo xalaal ah. Go’aanka Maxkamadda Sare waxaa lagu ansaxin doonaa natiijada doorashadii dalka ka
REDSEA-ONLINE.COM iyo Kayd Somali Art and Culture, iyagoo ka duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan waxkasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigaalka, fidinta hiddaha

Anigoo ah
suxufi madaxbanaan islamarkaana arday ka ah jamacadda Hargeisa waxaa igu
dhalatay inaan si qoto dheer u baadho waxqabada maamulka cusub ee jamacadda
kuwaa soo hada xilka hayay mudo laga joogo hal sano iyo afar bilood kadib
markii aan arkay dad iska indho tiraaya waxyaabo badan oo... Sida caadiga ah wadan kastaaba waxaa uu leeyahay dhaqan iyo caado u gaara oo uu ku faano oo aan marnaba laga dul talaabsan Karin .
News In English
The breakaway region of Somaliland has a new president since July 27, 2010. Ahmed Mohamed Mohamud Silaanyo is the fourth president to be sworn in and is herald to Somaliland’s idea of
The recent peaceful, free and fair presidential elections in the breakaway region of Somaliland underline the importance of reconsidering Somaliland's desire for official re-recognition as a sovereign independent state,
afrol News - International election observers hail the "free and fair" presidential election in Somaliland, where the opposition won.
By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 1 day ago, HARGEISA— An opposition candidate won the presidential vote held in the self-declared republic of Somaliland last weekend, election officials said Thursday.
HARGEISA, Somalia — Voters in Somaliland queued for hours and thronged polling stations Saturday for the second presidential election held in the self-declared republic, in a peaceful exercise in governance not seen for decades in the country's anarchic south.
|
|