Image
Hargeysa (hor)Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Md. Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje) iyo Masuuliyiinta dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa shacbiga ku dhaqan  Caasimada degmooyinka gobolka ugu baaqay inay si balaadhan uga qeyb qaataan olalaha nadaafada qaranka ee Madaxweyne Siilaanyo Iclaam...
Taageerayaasha Xisbiga Ucid oo maalintii labaad Isu soo baxyo ballaadhan sameeyay
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Tuesday, 08 June 2010
Xisbiga UCID, ayaa isu-soo-baxyo ballaadhan maalintii labaad ee kaltankiisa ee la xidhiidha ololaha doorashada ka sameeyey caasimada Somaliland ee Hargeysa iyo gobollada dalka.
Halkan Riix...
 
Xisbiga UCID oo isu soo baxyo ballaadhan ay ka muujiyeen taageeerayaashiisu gobollada dalka
News
Written by hormoodnews   
Sunday, 06 June 2010
Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID ayaa munaasibado aad u balaadhan oo ay ka soo qayb galeen kumanaan taageerayaasha xisbiga UCID isagu soo baxeen fagaarayaasha khayriyadda magaalooyinka dalka.
Halkan Riix...
 
Cisbitaalka Manhal oo Fuliyay Qaliino Culus oo Loo Adeegsanayo Laysarka
News
Written by hormoodnews   
Tuesday, 01 June 2010
Hargeysa,Cisbitaalka Manhal ee Magaalada Hargeysa ayaa maanta markii u horraysay fuliyay qaliino culus oo  loo adeegsanayo laysarka waxaana qaliin lagu sameeyay toban qof, oo ka cabanayay  Xameetida iyo Uurku jirta.
Halkan Riix...
 
Madaxweyne Rayaale oo magacaabey wasiiro cusub
News
Written by hormoodnews   
Monday, 31 May 2010
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa
uu maanta soo saaray Degreetooyin uu ku magacaabay, dhawr Wasiiru-dawle oo
Halkan Riix...
 
Dhakhaatiirtii u Horraysay ee Ultrasound-ka Tababar ku Qaata Dalka Gudihiisa oo Maanta Shahaado la S
News
Written by Ismaaciil Farjar   
Wednesday, 26 May 2010
Hargeysa-Sagaal Dhakhtar oo ka kala yimid deegaanada Soomaalidu degto ee Geeska Afrika, ayaa maanta la gudoon siiyay shahaadooyinkii ka dib markii ay Magaalada Hargeysa ku dhamaysteen tababar qaatay muddo lix Todobaad ah oo ay ku baranayeen mishiinka uurku jirta (UltraSound) .
Halkan Riix...
 
Madaxweyne Rayaale oo magacaabey guddi loo xilsaarey dardargelinta howlaha doorashada xisbiga Udub
News
Written by hormoodnews   
Wednesday, 26 May 2010
Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Maanta Magacaabay
Guddi loo Xilsaaray Hawlaha Dar-dargelinta Doorashooyinka Madaxtooyadda ee
Halkan Riix...
 
Madaxweyne Rayaale oo ku soo laabtey dalka
News
Written by hormoodnews   
Tuesday, 11 May 2010
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa
saaka ka soo degay dhabaha dayuuradaha ee Magaaladda Hargeysa, isaga oo la
socday diyaarad khaas ah oo ka soo qaaday dalka Imaaraadka Carabta ee UAE.
Halkan Riix...
 
Hayada WHO oo Shahaado Sharafyo Guddoonsiisay Maayarada Sadex Magaalo oo Somaliland
News
Written by hormoodnews   
Wednesday, 05 May 2010
ImageHargaysa(hormoodnews)Magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Berbera ayaa Waxaana Hayada caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa guddoonsiisey  Maayarada Magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Berbera shahaado sharafyo  ay ku
Halkan Riix...
 
Kaadhadhkii doorashada madaxtooyada oo dalka soo gaadhey
News
Written by hormoodnews   
Tuesday, 04 May 2010
ImageKaadhadhkii codbixiyeyaasha doorashada madaxtooyada Somaliland ee dhawaan lagu wado in ay ka qabsoonto dalka ayaa maanta soo gaadhey caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Halkan Riix...
 
Golaha wasiirada Somaliland oo ansixiyay miisaaniyadda 2010
News
Written by hormoodnews   
Wednesday, 21 April 2010
Golaha Wasiirada Somaliland, ayaa si rasmi ah u ansixiyey miisaaniyadii qaranka ee 2010 oo ay u soo gudbisay wasaaradda maaliyada Somaliland.
Halkan Riix...
 
Baarlamaanka Dalka Jabuuti oo Ansixiyay in madaxweynuhu mar saddexaad is sharxi karo
News
Written by hormoodnews   
Monday, 19 April 2010

 

Djabouti -= Baarlamaanka dalka Jabuuti, ayaa shaley cod aqlabiyad ah ku  ansixiyay Mooshin la hordhigayay oo la doonayay in wax lagaga bedelo Dastuurka dalkaas.
Halkan Riix...
 
Madaxweyne Rayaale oo csho sharaf u sameeyay wefdigii safiirka Faraas
News
Written by hormoodnews   
Sunday, 18 April 2010
War-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada , Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu ku yidhi ‘’Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale
Halkan Riix...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 Next > End >>

Opinions

Qiiro ayuu af kastaa leeyahay. Waa qiiro weyn oo dadka qaarkii murugo ku beerta marka ay arkaan garwaaqsi ahaan gefafka, gawl gawlka iyo xadgudubyada dadka qaar afkaas ka gelayaan marka ay ku hadlayaan, gaar ahaanna marka ay wax ku qorayaan.
Maalinta, Axad 12/07/2010 ayaa markii ugu horraysay, Maxkamadda Sare ku dhawaaqaysaa garsoor xor iyo xalaal ah. Go’aanka Maxkamadda Sare waxaa lagu ansaxin doonaa natiijada doorashadii dalka ka
REDSEA-ONLINE.COM iyo Kayd Somali Art and Culture, iyagoo ka duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan waxkasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigaalka, fidinta hiddaha
Image Anigoo ah suxufi madaxbanaan islamarkaana arday ka ah jamacadda Hargeisa waxaa igu dhalatay inaan si qoto dheer u baadho waxqabada maamulka cusub ee jamacadda kuwaa soo hada xilka hayay mudo laga joogo hal sano iyo afar bilood kadib markii aan arkay dad iska indho tiraaya waxyaabo badan oo...
 Sida caadiga ah wadan kastaaba waxaa uu leeyahay dhaqan iyo caado u gaara oo uu ku faano oo aan marnaba laga dul talaabsan Karin . 

News In English

The breakaway region of Somaliland has a new president since July 27, 2010. Ahmed Mohamed Mohamud Silaanyo is the fourth president to be sworn in and is herald to Somaliland’s idea of
The recent peaceful, free and fair presidential elections in the breakaway region of Somaliland underline the importance of reconsidering Somaliland's desire for official re-recognition as a sovereign independent state,
afrol News - International election observers hail the "free and fair" presidential election in Somaliland, where the opposition won.
By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 1 day ago, HARGEISA— An opposition candidate won the presidential vote held in the self-declared republic of Somaliland last weekend, election officials said Thursday.
HARGEISA, Somalia — Voters in Somaliland queued for hours and thronged polling stations Saturday for the second presidential election held in the self-declared republic, in a peaceful exercise in governance not seen for decades in the country's anarchic south.

Somali News