Home

Uhuru Kenyatta Oo INQILAAB Ku Sheegay Doorashada Ku Celiska Ah Ee Dalkiisa

Uhuru Kenyatta Oo INQILAAB Ku Sheegay Doorashada Ku Celiska Ah Ee Dalkiisa

Nairobi (HMN) – Madaxweynaha haya tallada Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa ku tilmaamay go’aankii maxkamadda sare ee lagu laalayay doorashadii Madaxtinimada dalkaas Inqilaab lagula kacay dalka Kenya.   Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii Madaxtinimada ee dalkaasi ka dhacday, kaddib markii siyaasiyiinta xisbiga […]

La Share Garee Asxaabtaada
BALLI-GUBADLE: Guddoomiyihii KULMIYE Ee Gobolka HAWD Oo Is-casilay

BALLI-GUBADLE: Guddoomiyihii KULMIYE Ee Gobolka HAWD Oo Is-casilay

Balligubadle (HMN) – Guddoomiyihii Gobalka Hawd ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Xasan Digaale Xuseen, ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu Iscasilay oo uu ka baxay Xisbigaasi.   Guddoomiye Digaale, ayaa sheegay inuu isku Casilay Duruufo la xidhiidha dhinaca Maamulka ee Xukuumadda KULMIYE ee deegaankaasi, sidaasi darteedna uu is-casilay.   Digaale, […]

La Share Garee Asxaabtaada
Xukuumadda Oo Ka Hadashay Wiil Ku Dhintay Rabashado Ka Dhacay Degmada Dila

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Wiil Ku Dhintay Rabashado Ka Dhacay Degmada Dila

Hargeysa (HMN) – Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Wiil dhallinyaro ah oo Shalay ku Geeriyooday Rasaas Ciidammada Boolisku ku kala dareerinayeen Dad WADDANI iyo KULMIYE kala taageersan oo Rabshadi ku dhex martay Degmada Dila ee Gobolka AWDAL.   Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa […]

La Share Garee Asxaabtaada
“HIJRO, Waa Marka Dhulka Gaalada Laga Tago Ee Dhulka Muslimiinta La Tago, Laakiin Maanta Maxaa Ka Jira Dunida Muslimka..”? Sheekh Aadan-Siiro

“HIJRO, Waa Marka Dhulka Gaalada Laga Tago Ee Dhulka Muslimiinta La Tago, Laakiin Maanta Maxaa Ka Jira Dunida Muslimka..”? Sheekh Aadan-Siiro

Hargeysa (HMN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka warramay Taariikhda Hijriga iyo Sannadka cusub ee Islaamka ee 1439-ka oo Doraad Curtay.   Sheekh Aadan-Siiro oo Xuska Sannadka Cusub ee Islaamka awgeed khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Taariikhda Hijriga, ayaa ka warramay Taariikhda Higriga bilowgeedu inuu […]

La Share Garee Asxaabtaada
Duufaanka MARIA: 15 Qof Oo Ku Dhintay Iyo Labaatan La’yahay Jaziiradaha Dominica

Duufaanka MARIA: 15 Qof Oo Ku Dhintay Iyo Labaatan La’yahay Jaziiradaha Dominica

Dominica  (HMN) – Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay labaatan qof oo kalena waa la la’yahay jasiiradaha Dominica, ka dib markii ay ku dhufatay duufaanta Maria. Waxaana warkani sheegay ra’iisul wasaaraha jasiiradaha Caribbean-ka.   “Waxay ahayd arrin mucjiso ah in dhimashadu ayna gaadhin boqollaal.” Ayuu yidhi ra’iisul wasaare Rooseevelt […]

La Share Garee Asxaabtaada
Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Eng. Maxamed Xaashi Cilmi (Waa Kuma Hoggaamiye) ?

Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Eng. Maxamed Xaashi Cilmi (Waa Kuma Hoggaamiye) ?

Hargeysa (HMN) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa Wareysi lagula yeeshay Magaalada Hargeysa kaga warramay isla-markaana ku sharraxay SIFOOYINKA HOGGAAMIYAHA WANAAGSAN ee Muslimka ah.   Eng. Maxamed Xaashi oo ka mid ah Siyaasiyiinta Reer Somaliland ee Caanka ah, Sagaashamaadkiina isku sharraxay Madaxweynaha Somaliland oo […]

La Share Garee Asxaabtaada
DILA: Rabshado Qof Ku Dhintay Oo Sababteeda WADDANI Lagu Eedeeyay

DILA: Rabshado Qof Ku Dhintay Oo Sababteeda WADDANI Lagu Eedeeyay

Dila (HMN) – Guddoomiyaha Degmada Dila, ayaa ka hadlay Rabshad Maanta degmadaasi ka dhacday, taasi oo sababtay Dhimashada Wiil Dhallinyaro ah.   Guddoomiyaha Degmada Dila ayaa Wareysi uu bixiyey Gelinkii dambe ee Maanta wuxuu ku sheegay in Rabshad dhex martay Taageerayaal Xisbiga WADDANI ah oo halkaasi ku soo dhaweynayey Wefti […]

La Share Garee Asxaabtaada
WADDANI Oo Sheegay In La Xidh-xidhay Qaar Ka Mid Ah Taageerayaashiisa

WADDANI Oo Sheegay In La Xidh-xidhay Qaar Ka Mid Ah Taageerayaashiisa

Hargeysa (HMN) – Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ku eedeeyay inay awoodda Dawladnimo si khaldan uga faa’ideysanayaan isla-markaana Dadka WADDANI taageera ku tacadiyayaan. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Khudbad ka jeediyey Xaflad uu Xilka ugu kala wareejiyey Guddoomiyaha WADDANI […]

La Share Garee Asxaabtaada
Wasiir Cali-mareexaan Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Eedaymo Uu Faysal U Jeediyey

Wasiir Cali-mareexaan Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Eedaymo Uu Faysal U Jeediyey

Hargeysa (HMN) – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali-Mareexaan), ayaa ka jawaabay eedaymo uu Shalay u soo jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha UCID oo Shalay hadal ka jeediyey Munaasibad loo qabtay Arday ka qallin-jebiyey Jaamacadda Hargeysa, ayaa sheegay in mar […]

La Share Garee Asxaabtaada
H.R.W Oo Sheegtay In Dad Magan-gelyo Doon Ahaa Ay Somaliland U Dhiibtay Itoobiya

H.R.W Oo Sheegtay In Dad Magan-gelyo Doon Ahaa Ay Somaliland U Dhiibtay Itoobiya

New York (HMN) – Hay’adda u doodo xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay War-bixin ay kaga hadlayso dhibaatada ay waajahan qaxootiga Itoobiya ee ku sugan dalalka Bariga Afrika, sida Soomaaliya, Somaliland, Jabuuti iyo Uganda.   Hay’adda ayaa sheegtay in dhibaatooyin ay la kulmaan qaxootiga, qaarkoodna loo gacan-geliyo […]

La Share Garee Asxaabtaada