Ciyaaraha

Man City oo Ka Badisay Manchester United.

Man City oo Ka Badisay Manchester United.

Weerar yahanka ahna xidig  ka tirsan kooxda Manchester City ayaa ku maqnaa ganaax oo an ka qayb galin ciyaartii dhacday maalinimadii sabtida ahayd. waxaa jiray dad badan oo u maleenayey mar haddii uu City ka maqan yahay weerer yahankooda in Man United ay ku tuman doonto, laakiin Pep Guardiola waa tababaraha […]

La Share Garee Asxaabtaada
Mo Farah Oo Ku Guulaystay Orodka 5,000m & 10,000m.

Mo Farah Oo Ku Guulaystay Orodka 5,000m & 10,000m.

Rio(HMN)Orod yahanka caanka ee dalka Ingriiska ee Mo Farah ayaa ku guulaystay biladii dahabka olombikada afaraad isagoo noqday ninkii labaad taariikhda ee haya ama xejista 5,000m & 10,000m. Ciyaaryahankan oo ay da diisu iminka tahay 33 jir ayaa ku guulaystay orodka 5000 ee mitir ee finalka ahayd maalinamadii sabtida oo ka […]

La Share Garee Asxaabtaada
Brazil Iyo Germanay oo Marlaabaad Iska Hor Imanaya.

Brazil Iyo Germanay oo Marlaabaad Iska Hor Imanaya.

Brazil(HMN) Laba sano ka hor Barzil iyo Germany ayaa ku kulmay semifaanalka ciyaarahii aduukna kaa soo ku dhamaaday  7-1 oo ay Jarmalku kaga  badiyeen Barziil oo gurigooda jooga, laakiin Barziil ayaa iminka fursad ay ku soo celiso sumacdeeda heshay marka ay kulmaan ciyaarta Olombikada bilada dahabka oo mar labaad lagu […]

La Share Garee Asxaabtaada
Dabaal Yahan Itoobiyaan Ah Ayaa Taageero Helay Ka Dib Markii Loogu Magac Daray “Nibiriga”.

Dabaal Yahan Itoobiyaan Ah Ayaa Taageero Helay Ka Dib Markii Loogu Magac Daray “Nibiriga”.

Rio(HMN) Ciyaar yahankan Itoobiyaanka ayaa ka qayb galayey tartanka Olombikada ee ka socda dalka Brazil isagoo wadankiisa u qaabilsanaa xaga dabaasha. Ninkan Itoobiyaanka ah ayaa isagu ku guulaystay ama hantay taageeroyaal farabadan oo internka ah ka dib markii loogu yeedhay “Nibiriga” taasoo ay ugu wacnayd sidii uu u dabaalanayey tartankii […]

La Share Garee Asxaabtaada
Manchester United Oo Xaqiijisey In Paul Pogba Yahay Ciyaartoy Ka Tirsan Iminkana Uu Caafimaadkii Marayo.

Manchester United Oo Xaqiijisey In Paul Pogba Yahay Ciyaartoy Ka Tirsan Iminkana Uu Caafimaadkii Marayo.

London(HMN)Paol Pogba iyo heshiiskii Man United ayaa si rasmiya u soo dhamaaday ma ahan xan waa  dhab arinku,Red Devilska ayaa sidaa  xaqiijiyey waxaanay kaloo sheegeen in ciyaar yahanka khadka dhexe ka ciyaara uu iminka marayo caafimaadkii. “Paul Pogba ayaa loo oglaaday inuu maro caafimaaadka si uu u dhamaystiro ka wareegitaankiisa kooxda […]

La Share Garee Asxaabtaada