News

Ciidammada Israel Oo Toogtay Imaamka Masjidka Barakaysan Ee Al-AQSA

Ciidammada Israel Oo Toogtay Imaamka Masjidka Barakaysan Ee Al-AQSA

Qasa (HMN) – Ciidammada Dawladda Israel ee ku sugan Magaalada Qasa, ayaa Xalay Fiidkii toogtay Imaamka Masaajidka Barakaysan ee Al-aqsa. Askari ka tirsan Booliiska Israel oo ka mid ah Ciidammada ilaalada ka ah Masaajidka Al-aqsa ee Yuhuuddu Xoogga ku haysato, ayaa toogtay Imaamka Masaajika Barakaysan ee Al-aqsa Sheekh Ikrima Sabri, […]

La Share Garee Asxaabtaada
Shaqaalaha Muruq-maalka ah Ee Dekadda Berbera Oo Shaqo Joojin Sameeyay iyo Hawlihii Dekadda Oo Xaniban 48-kii Saacadood Ee La Soo Dhaafay

Shaqaalaha Muruq-maalka ah Ee Dekadda Berbera Oo Shaqo Joojin Sameeyay iyo Hawlihii Dekadda Oo Xaniban 48-kii Saacadood Ee La Soo Dhaafay

Berbera (HMN): Shaqaalaha muruq-maalka ah ee ka hawlgala dekadda Berbera gaar ahaana qaybta Salvador-ka  ee qaabilsan dejinta iyo rarka alaabooyinka ayaa  shaqo joojin sameeyay, iyadoon  48-kii saacadood ee la soo dhaafay wax  shaqo ah laga qaban dekadda. Shaqaalaha muruq-maalka ah ee dekadda Berbera ayaa shaqo joojintoodda ku sababeeyay in shirkadda […]

La Share Garee Asxaabtaada
Guddoomiye CIRRO Oo Sheegay In KULMIYE Uu Doonayo Inuu WADDANI Ka Kaaraantimeeyo Gabiley

Guddoomiye CIRRO Oo Sheegay In KULMIYE Uu Doonayo Inuu WADDANI Ka Kaaraantimeeyo Gabiley

Hargeysa (HMN) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Xukuumadda Somaliland iyo Xisbigeeda KULMIYE ku eedeeyay inay Gobolka Gabiley iska xigsiinayaan Xisbiga WADDANI isla-markaana ay karantinimaynayaan. Guddoomiye Cirro oo Maanta la hadlay Telefiishanka Star, ayaa wax laga xumaado ku sheegay in Guri uu Xafiis […]

La Share Garee Asxaabtaada
Cali Warran-cadde Oo Ka Digay Shirqool Dawladda Soomaaliya U Maleegayso Somaliland

Cali Warran-cadde Oo Ka Digay Shirqool Dawladda Soomaaliya U Maleegayso Somaliland

Dubai (HMN) – La-Taliyaha Gaarka Ah Ee Madaxweynaha Somaliland Cali Maxamed Warran-Cadde Oo Safar Ku Jooga Dalka Imaaraadka Carabta, Ayaa Soo Saaray War-Saxaafadeed Uu Kaga Digay Shirqool Ay Soomaaliya U Maleegayso Somaliland. Cali Maxamed Warran-Cadde Ayaa War-Saxaafadeedkiisan Ku Yidhi Sidan “Waxaa Muuqata Inay  Soomaaliya  U  Diyaar  Garoobayso   Hadda Sidii  Ay […]

La Share Garee Asxaabtaada
WADDANI Oo Soo Dhaweyn U Samaynaya Wasiirro Iyo Masuuliyiin Ay Shacabka Is-barteen

WADDANI Oo Soo Dhaweyn U Samaynaya Wasiirro Iyo Masuuliyiin Ay Shacabka Is-barteen

Hargeysa (HMN) – Khamiista berri waxa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI uu Xaflad soo dhaweyn ah u samaynayaa Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-yare) iyo Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timo-cadde) oo labadooduba Wasiirro ka soo noqday Xukuumadihii UDUB iyo KULMIYE. Waxa kale oo Xubnaha WADDANI ku biiraya […]

La Share Garee Asxaabtaada
Halis Ka Soo Fool Leh Sun Ku Jirta Koontiinarro Yaalla  Xeradda Ayaxa Ee  Hargaysa

Halis Ka Soo Fool Leh Sun Ku Jirta Koontiinarro Yaalla Xeradda Ayaxa Ee Hargaysa

Hargeysa  (HMN):  Maxamed Cali Obsiiye, waa   ilaaliyaha xerada loo yaqaano xarunta Suntan Ayaxa ee magaalada Hargeysa ayaa walaac ka muujiyay todoba Foosto oo Sun ah  oo ku jira Koontiiner dhexyaala xeradaasi. Xaruntaasi oo ku taalla dhinaca koonfur Galbeed ee magaaladda Hargaysa ayaa ahaan jirtay xaruntii la dagaalanka Ayaxa ee wadamadda […]

La Share Garee Asxaabtaada
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Farta Ku Fiiqay Dhaliisha  Adeegsiga  Afeed Ee Weriyeyaasha BBC Soomaali

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Farta Ku Fiiqay Dhaliisha Adeegsiga Afeed Ee Weriyeyaasha BBC Soomaali

Hargaysa (HMN):  Madaxweyne ku xigeenka  jamhuuriyadda Somaliland   C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici),  ayaa  dhaliilay erayadda  luuqadda  Af-Soomaaliga ee ay wakhtiyadan danbe adeegsadaan weriyeyaasha   ka hawlgalla laanta Af-Soomaaliga ee idaacadda BBC. Waxaanu sheegay in marka la is-bar-bar dhigo  ay aad u kala fog  yihiin luuqad ahaan weriyeyaashii xiliyadii hore ka shaqayn jiray […]

La Share Garee Asxaabtaada
Magaca Inan Reer Hargeysa Ah Oo Kaalinta Koowaad U Gashay Tartan-suugaaneed BBC Soomaali Qabatay

Magaca Inan Reer Hargeysa Ah Oo Kaalinta Koowaad U Gashay Tartan-suugaaneed BBC Soomaali Qabatay

Hargeysa (HMN) – Laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa Maanta ku dhawaaqday isla-markaana Abaal-marinno guddoonsiisay Saddex Hablood oo ku guulaystay Tartan Gabayada ah, kaasi oo ay ka qayb-galeen illaa 100 Hablood. Tartankan oo qayb ka ahaa Xuska Lixdan Guurada ka soo wareegtay markii la aasaasay Laanta Afka Soomaaliga ee […]

La Share Garee Asxaabtaada
Mudaharaaddo Lagu Diiddan Yahay Cashuur Dawladdu Kordhisay Oo Itoobiya Ka Socda

Mudaharaaddo Lagu Diiddan Yahay Cashuur Dawladdu Kordhisay Oo Itoobiya Ka Socda

Itoobiya (HMN) – Waxaa jira warar sheegaya in milatari iyo booliis loo daad-gureeyay qaybo ka mid ah Gobolka Oromada ee dalka Itoobiya, ka dib markii ay halkaas ka dhaceen mudaaharaadyo lagu diidan yahay cashuuro cusub oo dhawaan lagu soo rogay ganacsatada. Wargayska Addis Standard ayaa sheegay in dadka deggan magaalada […]

La Share Garee Asxaabtaada