Fikrado

Muwaadiniintii Uu Dalkooda Uga Lexejeclada Batay Ajaanibku ! W/Q: Khaalid-Foodhaadhi

Muwaadiniintii Uu Dalkooda Uga Lexejeclada Batay Ajaanibku ! W/Q: Khaalid-Foodhaadhi

Waxay ahayd subaxnimadii maalinkii salaasada ee afartii bishan July, kaddib markii aniga iyo koox suxufiyiin ah aanu safar aqoon korodhsi ah ugu baxnay tuulada Xaraf ee duleedka galbeedka ee magaalada Hargeysa. Safarka oo ay nagu wehelinayeen macallimiin u dhalatay dalka Jarmalka kana socotay Telefishanka DW News ee fadhigiisu yahay dalkaasi […]

La Share Garee Asxaabtaada
‘Cadho Waalid’: Maanso   Abwaan Xasan dhuxul Laabsaalax

‘Cadho Waalid’: Maanso Abwaan Xasan dhuxul Laabsaalax

‘Nimaad Dhashay Kuma Dhalin’ Waxaa la yidhi Soomaalidu been way sheegtaa,  been se ma maah-maahdo. Murtidaas, waxaan ku xusuustay oo Marag u ah tixda Cadho Waalid ee Abwaan Xassan Dhuxul ‘Laabsaalax’, uu dhawaan curiyay, taasi oo   soo baxday Iidii Soonfureed ee dhaweyd, waxaana ku ladhan sheeko dareen-taabad leh.   Qisada […]

La Share Garee Asxaabtaada
Shaqsiyadda Dhabta Ah Ee Wiilka Loo Cumaamaday Dhaxalka Boqortooyada Sucuudiga Iyo Awoodda Uu Ku Leeyahay Talada !

Shaqsiyadda Dhabta Ah Ee Wiilka Loo Cumaamaday Dhaxalka Boqortooyada Sucuudiga Iyo Awoodda Uu Ku Leeyahay Talada !

Boqorka Waddanka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis waxa uu shalay subax xilka dhaxal-sugaha waddankiisa u magacaabay Mid Ka Mid ah Wiilashiisa oo lagu magacaabo Maxamed Bin Salmaan Bin Cabdulcasiis oo hore u ahaa dhaxal-sugaha labaad kadib markii uu xilkii dhaxal-suge ka wareejiyey Maxamed Bin Naayef Bin Cabdulcasiis oo isagu […]

La Share Garee Asxaabtaada
Oday Reer Burco Ah Oo Farriin Adag Warbaahinta U Mariyey Wasiirka Hawlaha Guud

Oday Reer Burco Ah Oo Farriin Adag Warbaahinta U Mariyey Wasiirka Hawlaha Guud

Xaaji Xasan Geelle waxa uu ahaa Shiikh Beledkii Gobolka Togdheer degmadiisa Burco, waxa aanu ku dhashay Gobolka Saaxil,  isla markaana waxbrashadiisa waxa uu ku bilaabay Gobolka Saaxil, waxaanu waxbarashadiisa kusoo dhamaystay  Cadan iyo Masar, Xaaji Xasan waxa uu Burco ku leeyahay hanti, dhismeed  waxaanu u qaybsanaayeen seddex qaybood oo kala […]

La Share Garee Asxaabtaada
Markuu  Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa ! – W/Q: C/raxmaan Cadami

Markuu Hoggaanku Asqoobo, Bulshaduna Way Wajaqdaa ! – W/Q: C/raxmaan Cadami

Muddo sideetan sannadood ah Somaliland waxa xukumayay boqortooyadii Ingiriiska. Horumarka dalka iyo in bulshada loo adeego waxa mudnaanta ka lahaa danaha boqortooyadu ka leedahay Somaliland sidaa daraadeed bulshadu umay arkayn maamul iyaga ka wakiil ah. Gobanimadii iyo israacii Soomaaliya ka dib dawladihii rayidka ahaa Somaliland umay dhaamin gumaysigii Ingiriiska, saraakiishii […]

La Share Garee Asxaabtaada
Mid Ka Mida Ah Waxyaabaha ay Caanka ku Yihiin Dawladdaha Fashilmay ee Somaliland!

Mid Ka Mida Ah Waxyaabaha ay Caanka ku Yihiin Dawladdaha Fashilmay ee Somaliland!

Helidda mushaharka dowladda waa mid caqabado aan dhammaan leh, Waana astaanta  inta badan lagu yaqaano xilliyadda  u danbeeya  ee  wakhtigoodu gabaabsiga yahay  in mushaharka iyo kharaashadka shaqaalaha  ay account gaar ah ku shubataan . hawl-wadeenadaas oo dhiigood iyo dhididkooda u hura hawlaha Qaranka .   Abwaan Gaariye ayaa Alle haw […]

La Share Garee Asxaabtaada
Aniga Oo ah Xildhibaan Mubaarik  Bidhi  Waaxan  Fasiraya Taariikh Guuna Oo Magaaladda Burco Gooni Uleedahay 18 May  Iyo Muhiimada 27 Ugu Fadhido Shacabka Somaliland Gaar ahaan Reer Burco

Aniga Oo ah Xildhibaan Mubaarik Bidhi Waaxan Fasiraya Taariikh Guuna Oo Magaaladda Burco Gooni Uleedahay 18 May Iyo Muhiimada 27 Ugu Fadhido Shacabka Somaliland Gaar ahaan Reer Burco

Aniga oo ah Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) Oo ka mid ah golaha deegaanka degmada burco Waxan  sharaxaad dheer ka bixinaya  qiimaha ay qaranka ugu fadhido 18 may sidoo kale waxan fasiraya taarikh gooniya oo magaalada burco gaar uleeday taas oo ku tilmaamay 27ka May  Aniga Oo Xildhiban Mubariga Waxaan […]

La Share Garee Asxaabtaada
Hirdanka Labada Xisbi Ee Facebook  By: Cumar M.Faarax

Hirdanka Labada Xisbi Ee Facebook By: Cumar M.Faarax

Waxaan yaqiinsaday in toddobaadyadan u dambeeyay uu si aad isu soo taraysa u kordhay is xajiimaynta, isu baanista, faanka, haaraanka iyo weerarka aan joogsiga lahayn ee facebook ku dhex maraya taageereyaasha labada xisbi ee xafiiltanku ka dhaxeeyo ee KULMIYE iyo WADDANI. Taageereyaashan qaarkood, waxa siiqada sheekadooda laga dareemayaa reernimo, kuwo […]

La Share Garee Asxaabtaada
SOMALILAND:	QARAN TABAAYA TABAN-TAABADA SHACABKIISA!

SOMALILAND: QARAN TABAAYA TABAN-TAABADA SHACABKIISA!

Isku duubnibaa, dadkeygow duli kaga baxdaa, Nolol daa’inta, deeq iyo wanaag ku durduurataa,   Midho ka mid ah Hees waddani ah, Raadyow Hargeysa, Somaliland.   Himilada ugu sarreysa oo ummadduhu hiigsadaan ayaa ah qaran gobonimadiisu sugan tahay si ay ugu noolaadaan nolol dhammaystiran oo karaamo leh. Reer Somaliland way kala […]

La Share Garee Asxaabtaada
Madaxweyne, Baanka waxaad u Magacowday Guddoomiye Hoggaamin leh, Ee Madaxtooyadu ha kala shaqeyso Aafada Sicir-bararka !!

Madaxweyne, Baanka waxaad u Magacowday Guddoomiye Hoggaamin leh, Ee Madaxtooyadu ha kala shaqeyso Aafada Sicir-bararka !!

Mudane Madaxweyne, waxaad Baanka dhexe u Magacowday Guddoomiye Khibrad iyo Aqoon u leh Shaqada Baanka, Xog-ogaalna u ah Marxaladihii uu soo maray iyo guud ahaan Shaqaalaha iyo Madaxda Laamaha Baanka. Sidaasi awgeed Mudane Madaxweyne, sida ku cad Dastuurka Qodobkiisa 13-aad iyo Qodobkiisa 113-aad, Baanka dhexe ee Somaliland waa Hay’ad Madax-bannaan […]

La Share Garee Asxaabtaada