Wararka Caalamka

Mosko: Putin oo kala Hadlay Khilaafka Qadar Boqorka Baxrayn.

Mosko: Putin oo kala Hadlay Khilaafka Qadar Boqorka Baxrayn.

Mosko(HMN) Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa kala hadlay khilaafka u dhaxeeya dawlada Qadar iyo wadamada kale ee Carabta  boqorka Baxrayn Hamad bin Isa al-Khalifa iyagoo khadka telefoonka kuwada hadlayey labadaasi hogaamiye maalinimadii Sabtida ahayd, sidaasina waxa sheegay aqalka looga taaliyo dawlada Ruushka ee Kremilinka.   Putin ayaa aad uga codsadey […]

La Share Garee Asxaabtaada
Dawladaha Iimaaratiska Oo U Baahan Gaaska Dabiiciga Ah Ee  Dawalada Qatar.

Dawladaha Iimaaratiska Oo U Baahan Gaaska Dabiiciga Ah Ee Dawalada Qatar.

Doha(HMN) Dawladaha Iimaraatiska ayaa  ku biirtay dawalada Sucuudiga Careebiya iyagoo dhamaanba  u jaray  xidhiidhka  dhinaca bada, hawada iyo dhulka dawalada Doha  maalinimadii isniinta ahayd iyagoo ku eedeeyey inay argagixisada taageerto. Hase yeeshee dawaladaha Iimaaratiska ayaa iyadu u baahan ama ku xiran  oo aan ka maarmin gaaska laga keeno dawalada Qatar iydoo […]

La Share Garee Asxaabtaada
Toogasho Axaddii Ka Dhacday Maraykanka Oo Lagu Dilay 8 Ruux.

Toogasho Axaddii Ka Dhacday Maraykanka Oo Lagu Dilay 8 Ruux.

USA (HMN) – Rasaasayn Axaddii ka dhacday gobolka Mississippi ee dalka Maraykanka ayaa horseeday in ay ku nafwaayaan 8 Ruux oo uu ka mid yahay taliye ku xigeenka deegaankaas, sida uu booliisku sheegay Warbaahinta Maraykanka.   Toogashada ayaa ka dhacday saddex goobood oo kala duwan oo ka tirsan deegaanka Lincoln […]

La Share Garee Asxaabtaada
Rabshadaha U Dhaxeeya Ciidamada Filibiin Iyo Jihaadiyiinta Oo Sideed Qof Oo Rayid Ahi Ku Dhinteen.

Rabshadaha U Dhaxeeya Ciidamada Filibiin Iyo Jihaadiyiinta Oo Sideed Qof Oo Rayid Ahi Ku Dhinteen.

Ugu  yaraan sideed qof ayaa lagu dilay dagaalada  u  dhaxeeya  ciidamada Filibiin  iyo dagaal yahaniinta  loogu yeedho  Maute  iyo  Aby Sayyaf  oo ku dagaalamaya magaalada  Marawi. Ciidamada cirka ee  uu leeyahay dalkaasi ayaa qaaday dhawr weerer  oo cirka  ah iyagoo lala  beegsanayey  guri gaboobey oo  laga  guuray  oo  la tuhunsanaa […]

La Share Garee Asxaabtaada
Gudoomiyaha Cusub ee WHO: Waa In Aadamahu si siman u Helaan Daryeel caafimaad.

Gudoomiyaha Cusub ee WHO: Waa In Aadamahu si siman u Helaan Daryeel caafimaad.

Hargaysa(HMN)Gudoomiyaha cusub ee hay’ada WHO Dr. Tedros Adhanom oo ahaa Wasiirkii hore ee Arimaha dibada ee Itoobiya ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay dhamaadkii Todobaadkan Magaalada Geneva waxa uu kaga hadlay qorshayaashiisa uu doonayo in uu ku hogaamiyo hay’adaasi caalamiga ah. Dr. Tedros Adhanom waxa uu weydiistay dalalka caalamku […]

La Share Garee Asxaabtaada
OXFORM: Wadamada  G 7 Waa Inay Wax Ka Qabtaan Abaaraha .

OXFORM: Wadamada G 7 Waa Inay Wax Ka Qabtaan Abaaraha .

Italy(HMN)”Hogaamiyayaasha Dunidu waa inay guntiga dhiisha iskaga dhigaan sidii loo joojin lahaa abaaraha soo noqnoqonaya, wadamada G7 waa inay ka hortagaan abaartasi si looga fogaado masiibo timaadda sida macaluul iyo dhimasho” sidaa waxaa lagu sheegay warbixin lagu beegay kulanka dalalka Wershadaha hore uga maray oo ay hay’adda Oxform ka soo saartay […]

La Share Garee Asxaabtaada
Daawo:Libaax Badeed Bada ku Tuuray Inan Yar.

Daawo:Libaax Badeed Bada ku Tuuray Inan Yar.

Vancouver(HMN)Inan yar oo reerkeeda la socotay  oo fadhiday janbiga biyaha ayuu Libaax badeed  weeraray  oo uu ku riday bada. Qof daawanayey xayawaanka dadka la ciyaarayey ayaa ku duubay fiidiyawgan dhacdadan  moobilkiisa ka dibna soo galiyey You-tube ka. Fiidiyawgan ayaad waxa uu ku tusayaa ama aad ka arkaysaa isagoo libaax badeedkani […]

La Share Garee Asxaabtaada
Madaxweynaha Maraykanka oo Difaacay Eedeymo loo Jeediyay

Madaxweynaha Maraykanka oo Difaacay Eedeymo loo Jeediyay

Washington, D.C.(HMN)- Madaxweyne Donald Trump ayaa difaacay ‘xaqa uu u leehay’ inuu macluumaad la wadaago Ruushka, ka dib markii uu muran ka dhashay macluumaad sir ah oo la sheegay in madaxweynuhu uu la wadaagay wasiirka arrimaha dibedda ee Ruushka. Mr Trump ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay inuu Sergei Lavrov la […]

La Share Garee Asxaabtaada