Daawo:Xildhibaan Farhaan Oo Gudoonsiiyey Sadex Gaadhi Xisbiga Wadani.

Hargaysa(HMN)Xildhabaan Farxaan oo ah xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka eee magaalada Burco ayaa gudoonsiiyey sadex gaadhi xisbiga. Xildhibaan Farxaan ayaa markii uu furaha baabuurta ku wareejinayey sheegay inaanu wax kursi ah ka doonayn  xisbiga Gudoomiyaha oo aanu xitaa magac ku doonayn.

“Farxaan waxa uu ka soo kaxeeyey sadexdaa gaadhi maagalada Burco ee reer Hargaysaw sidaa u ogaada.” ayuu yidhi Gudoomiye Cirro .

 

Hormoodnews/Hargaysa Office

La Share Garee Asxaabtaada

Comments are closed.