Maalinta Dhimirka Aduunka Oo Maanta Lagu Qabtey Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(HMN)Xaflad Balaadhan oo Lagu talogalay Xuska Maalinta Dhimir Aduunka oo Guud ahaanba Caalamka laga Xuso maanta oo kale oo ku beegan bisha Oktoobar 10keeda  Sanad walba ayaa  Lagu Qabtey Magaalada Hargeysa.
Xafladan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey Ururka Somaliland Mental  Health Support Org.waxaana  lagu qabtay Hotel Imperial ee Caasimada Hargeysa,waxaana ka soo qaybgaley Masuuliyiin ka kala socday Wasaarada Caafimaadka Somaliland,Ururka Somaliland Mental  Health Support Org.Saraakiil ka socday Hay”adaha Caalamiga ah,iyo Marti sharaf kale.
Hormoodnews/Hargaysa Office
La Share Garee Asxaabtaada

Comments are closed.