Madaxa Ololaha Doorashada Madaxtooyada Ee WADDANI Oo Ka Warramay Arrimo Xaasaasi Ah (Daawo/Akhriso)

Hargeysa (HMN) – Madaxa Ololaha Doorashada Madaxtooyada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Xamse Cabdiraxmaan Khayre, ayaa Wareysi dheer oo lala yeeshay kaga warramay qorshayaasha Xisbiga WADDANI ku doonayo inuu Isbeddel Waddanka kaga sameeyo.

Xamse oo lagu wareystay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee Telefiishanka Universal, ayaa sheegay inuu doonayo inuu hormood u noqdo Bulshada Somaliland oo is dhex gala

“Awoowgay iyo aabbahay toonna, weligood urur aan ka reerkayaga ahayn may gelin. Anigu waxaan go’aansaday inaan aniga iyo inankayguba aannaan ku koobnaan intaa. Waxaan ku faraxsanahay inaan hormuud u noqdo Soomaalilaan oo is dhex gasha oo wax wada yeelata”ayuu ayuu yidhi Xamse Khayre

Wareysigaasi oo dhamaystiran halkan Hoose Ka Daawo

La Share Garee Asxaabtaada

Comments are closed.