Madaxweynaha JSL Oo Safar Aan Hore Loosii Shaacin Ugu Baxay Dalka Itoobiya.

Hargaysa(HMN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa safar shaqo ugu baxay galabta Dalka Itoobiya iyadoo aanay wasaarada arimaha dibaada ama xafiiska madaxtooyada JSL aanay hore usii shaacin.

Safarkan ayaa sida la sheegay waxa ku waheliya  Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland iyo xubno kale oo ay ka mid tahay  Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md. Axmed Cali Axmed.

 

Hormoodnews/Hargaysa Office

La Share Garee Asxaabtaada

Comments are closed.