Magacyada iyo beelaha dadkii reer somaliland ee ku dhintay badwaynta u dhaxaysa Masar iyo talyaniga

Hargaysa (HMN) Shabakada caalamiga ah ee Hormoodnews oo hore idiinku soo qortay in doon siday 400 qof ay ku degtay badwaynta u dhaxaysa talyaaniga iyo masar. hadaba waxa aan halkan idiinku soo gudbinayna magacyada iyo meelaha ay ka soo kala jeedaan dadkaasi oo dhalinyaro u badnaa.

1-jamaal cabdilaahi mataan-Habaryoonis-reer cilmi-Gobolka oodwayne somaliland.

2-mukhtaar ciise xaaji siciid-Habarjeclo-axmed faarax-gobolka burco-somaliland.

3-koos  xuseen cali-habarjeclo-aadan madoowe-Gobolka burco-deg-balidhiig- somaliland

4-axmed shuuriye-habarjeclo-reer daahir-gobolka burco-somaliland-gabadhiisuna kawsar waa solo madaw habarjeclo-

5-cabdicasiis khadar cawad

7-aadan maxamed faarax-cidagale-gobolka maroodi-jeex-somaliland

8-Farduus-habarjeclo-Cimraan-gobolka burco-somaliland

9-maxamed faroole

10-sakariye axmed xasan-habarjeclo-axmed faarax-gobolka burco-somaliland

11-Kaltuun axmed guray-habarjeclo-cimraan, gobolka burco-somaliland

12-maxamed mire-habarjeclo-gobolka burco-somaliland.

13-nawaal muuse-isaxaaq

14-xamda cabdilahi-habaryoonis-reer caynaashe

15-cawil gaandhi

16-cabdiqani good-Cidagale-reer buraale-gobolka maroodi jeex-somaliland

 

dh111

dh7 dh8 dh9 dh10 dh11

dh1 dh2 dh3 dh4

Hormoodnews/Hargeisa Office

Hormoodnews2@gmail.com

La Share Garee Asxaabtaada

7 Comments

  1. Maxamed axmed diiriye

    Salamu caykumu waalal dadka dhintayi ma intaa unba misa dad aynaan soo qorin ayaa jiira fadlan jawaab ayaan idinka sugaaya

  2. way ka badanyihiin ee la soco goordhaw dad kale oo aan soo gudbin doono.

  3. oo dadka kale maa soo qortaan qabylda idin dishaye

  4. ilaahy has maxariisti

  5. Ilaaheey cadaabta ha geeyo siilaanyo xasan sheekh iyo cabdi wali gaas iyo dhamaan kuwa madaxda sheeganayo waa taa walaa laheen somaliyeed bada ku dhamaaday cid ka hadashay lama haayo somaliyeey is walaashada madaxdaan beenta ah iska dul qaada aayahiina ka tashta

  6. maxamed dhaaha sh cabdiwaaxid

    Allaha unaxariisto dadkii ku dhintay doonida damir ixo iimaan allaha ka siiyo ehelladooda انالله وانا اليه راجعون

  7. Alaha u naxariisto dhamaantood . Dadka kalena soo qora fadlan.

Leave a Comment