Mareeyihii Hore Ee Dekeda BerBera Oo Ay Maanta Beeshiisu Ku Biirtay Xisbiga Kulmiye.

Hargaysa(HMN) Maareeyihii hore ee dekada magaalada BerBera mudane Cali Cumar Maxamed(Cali Xoor Xoor) ayaa ay maanta isaga iyo beeshiisu ku soo bandhigeen inay taageerayaan xisbul xaakimka Kulmiye.

Dhoolatus ay ku qabteen magaalooyinka Abdaal iyo Dacar Budhuq beesha uu ka soo jeedo Cali Xoor Xoor  ayey ku muujiyeen siday u taageersan yihiin isaga iyo xisbiga  xisbiga Kulmiye.

 

Halkan ka daawo

La Share Garee Asxaabtaada

Comments are closed.