Riyadh: Boqortooyada Sucuudiga Oo Xidhxidhay Amiiro iyo Wasiiro Lagu Eedeeyay Musuqmaasuq.

Riyadh(HMN) Dawlada Sucuudiga ayaa xidhxidhay 11 Amiir, afar wasiir oo ka tirsan dawlada iyo toban ka mid ahaa wasiiradii hore ka dib markii ay baadhitaan samaysay hay’ad cusub oo magaceeda la yiraahdo ladagaalanka musuq maasuqa oo uu madax ka yahay amiir Mohammed bin Salman.

Warka ayaa waxa siidaayey telefishanka uu leeyahay daalka Sucuudiga oo magaciisa la yiraahdo Al-Carabiya TV. War laga soo xigtay sarkaal sare oo diiday in magaciisa la baahiyo sababo amaankiisa darteed ayaa sheegay  in kuwa la xidhxidhay ay ka mid ahaayeen:-

Prince Alwaleed bin Talal, chairman of Kingdom Holding

 – Prince Miteb bin Abdullah, minister of the National Guard

– Prince Turki bin Abdullah, former governor of Riyadh province

– Khalid al-Tuwaijri, former chief of the Royal Court

– Adel Fakeih, Minister of Economy and Planning

– Ibrahim al-Assaf, former finance minister

– Abdullah al-Sultan, commander of the Saudi navy

– Bakr bin Laden, chairman of Saudi Binladin Group

– Mohammad al-Tobaishi, former head of protocol at the Royal Court

– Amr Al-Dabbagh, former governor of Saudi Arabian General Investment Authority

– Alwaleed al-Ibrahim, owner of television network MBC

– Khalid A-Mulheim, former director-general at Saudi Arabian Airlines

– Saoud al-Daweesh , former chief executive of Saudi Telecom

– Prince Turki bin Nasser, former head of the Presidency of Meteorology and Environment

– Prince Fahad bin Abdullah bin Mohammad al-Saud, former deputy defence minister

– Saleh Kamel, businessman

– Mohammad al-Amoudi, businessman

La Share Garee Asxaabtaada

Comments are closed.