Suldaan Cabdi Qaadir oo Waydiistay Lacag Gudoomiyaha UCID Markii Uu Ka Waayayna Eedeeyey.

Hargaysa(HMN) Suldaan CabdiQaadir ayaa  waxa uu weydiistay gudoomiyaha inuu $2000 oo doolar siiyo si uu u taageero hase yeeshee gudoomiyaha UCID ayaa u sheegay  Suldaanka inaanu qabiil wax ku doonayn.

Warar hoose oo ku dhawdhaw gudoomiyaha ayaa hormoodnews u sheegay in ka dib markii suldaanka lacagtaasi uu waayay uu aad uga cadhooday gudoomiye Faysal cali waraabe una balan qaaday inuu ka soo hor jeesanayo.

halkan Hoose ka Daawo hadalka Suldaanka.

La Share Garee Asxaabtaada

Comments are closed.