Taliyayaaha Ciidamada JSL Oo Sheegay In Xadka Somaliland Nabad Galyadiisu Sugan Tahay.

Hargaysa(HMN) Taliyayaasha  Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somalinad ayaa maanta oo ay shir jaraaid qabteen  sheegay in ay Somaliland  xadkeedu sugan yahay oo aan jirin cid laga baqaa.

Taliyaha ciisdamada qaranka sareeye gaas Nuux Cismaaciil Taani oo arintaasi ka hadlaya ayaa waxa uu sheegay inay jiraan warar la isla dhexmarayo oo huuhaa u badan markaa isagoo kahdalaya taliye Taani Waxa uu yidhi “Waxaanu umada canshuurta bixisa ee mushaharka lanoo siiyo u sheegaynaa in amaanka Jamhuuriyada Somaliland uu sugan yahay sadexdan xisbi kii soo baxaana waanu taageeraynaa waa inamadeenii waxaanuna u sheegaynaa inuu shacabku si wanaagsan u seexdo.”

War saxaafadeedkan halkan ka daawo.

La Share Garee Asxaabtaada

Comments are closed.