Tog-wajaale:Taliska Ciidanka Dab-damiska Somaliland Oo Warbixin ka soo saarey Dabkii ka Kacay.

Hargeysa(HMN)Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Dab-damiska Qaranka Somaliland Cabdixamiid Faarax Iidle Oo uu Weheliyo Agaasimaha Fulinta Ciidanka Dabdamiska Somaliland Cabdiqaadir Cumar Xaashi ayaa siwada jira faahfaahin Uga Bixiyey Sidii ay Uga Hawlgaleen Daminta Dabkii ka kacay Magaalo Ganacsiyeedka Tog-wajaale
Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan
 
La Share Garee Asxaabtaada

Comments are closed.