Xisbiga Wadani Oo Ku Soo Dhaweeyey Magaalada Hargaysa Masuuliyiin Ka Timid Dalka Dibadiisa.

Hargaysa(HMN) Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani ayaa maanta ku soo dhaweeyey magaalada Hargaysa masuuliyiin ka kala timid dalka  dibadiisa siiba Ingriiska iyo Dalka Maraykanka.

Masuuliyiinta Xisbiga Wadani ayaa maanta oo arbaca ahayd mar ay warbaahinta kula hadlayeen Madaarka magaalada Hargaysa hortiisa sheegay inay Hargaysa u yimaadeen inay dardar galiyaan hawlaha xisbiga.

 

Halkan Ka Daawo

 

 

Hormoodnews/Hargaysa Office

La Share Garee Asxaabtaada

Comments are closed.